Surah At-Taubah Verse 52 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahقُلۡ هَلۡ تَرَبَّصُونَ بِنَآ إِلَّآ إِحۡدَى ٱلۡحُسۡنَيَيۡنِۖ وَنَحۡنُ نَتَرَبَّصُ بِكُمۡ أَن يُصِيبَكُمُ ٱللَّهُ بِعَذَابٖ مِّنۡ عِندِهِۦٓ أَوۡ بِأَيۡدِينَاۖ فَتَرَبَّصُوٓاْ إِنَّا مَعَكُم مُّتَرَبِّصُونَ
Dheh: Ma waad nala sugtaan waxaan aheyn labada wanaagsan middood (guul ama geeri)? halka aan innagu idinla sugno inuu Allaah idinku rido ciqaab Xaggiisa ah ama gacmahayaga ah. Ee suga, xaqiiq innaguna la jirkiin waa sugeynaa