قُلۡ أَنفِقُواْ طَوۡعًا أَوۡ كَرۡهٗا لَّن يُتَقَبَّلَ مِنكُمۡ إِنَّكُمۡ كُنتُمۡ قَوۡمٗا فَٰسِقِينَ
Dheh: Ku bixiya wax Jidka Ilaahay idinkoo oggol ama idinkoo karahsan, la idinkama aqbali doono. waxaad hubaal idinku tihiin dad caasiyaal ah
Author: Abdullah Hasan Jacob