Surah At-Taubah Verse 54 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَمَا مَنَعَهُمۡ أَن تُقۡبَلَ مِنۡهُمۡ نَفَقَٰتُهُمۡ إِلَّآ أَنَّهُمۡ كَفَرُواْ بِٱللَّهِ وَبِرَسُولِهِۦ وَلَا يَأۡتُونَ ٱلصَّلَوٰةَ إِلَّا وَهُمۡ كُسَالَىٰ وَلَا يُنفِقُونَ إِلَّا وَهُمۡ كَٰرِهُونَ
Oo waxna uma diidin in laga aqbalo wax bixintooda aan aheyn inay rumeyn diideen Allaah iyo Rasuulkiisa; oo ma yimaadaan salaadda iyagoo wahsanaya maahee17; oo waxna ma bixiyaan iyagoo kahanaya maahee