Surah At-Taubah Verse 65 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَلَئِن سَأَلۡتَهُمۡ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلۡعَبُۚ قُلۡ أَبِٱللَّهِ وَءَايَٰتِهِۦ وَرَسُولِهِۦ كُنتُمۡ تَسۡتَهۡزِءُونَ
Oo haddaad weydiiso waxay hubaal odhanayaan: Wax kale ma ahayne waanu iska kaftameynay, oo aan iska cayaaraynay. Waxaad tidhaahdaa: Oo ma Allaah iyo Aayaadkiisa iyo Rasuulkiisa ayaad idinku aad ku jeesjeeseyseen