Surah At-Taubah Verse 66 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَا تَعۡتَذِرُواْ قَدۡ كَفَرۡتُم بَعۡدَ إِيمَٰنِكُمۡۚ إِن نَّعۡفُ عَن طَآئِفَةٖ مِّنكُمۡ نُعَذِّبۡ طَآئِفَةَۢ بِأَنَّهُمۡ كَانُواْ مُجۡرِمِينَ
Ha cudurdaarrannina; xaqiiq waad gaaloowdeen rumeyntiinnii kaddib. Haddaan cafinno koox idinka mid ah, Waxaan ciqaabi doonnaa koox, maxaa yeelay waa dambiilayaal