Surah At-Taubah Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahٱلۡمُنَٰفِقُونَ وَٱلۡمُنَٰفِقَٰتُ بَعۡضُهُم مِّنۢ بَعۡضٖۚ يَأۡمُرُونَ بِٱلۡمُنكَرِ وَيَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمَعۡرُوفِ وَيَقۡبِضُونَ أَيۡدِيَهُمۡۚ نَسُواْ ٱللَّهَ فَنَسِيَهُمۡۚ إِنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ هُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ
Munaafiqiinta iyo munaafiqooyinka waa ay is leeyihiin, waxay amraan xumaanta oo reebaan samaanta, oo laabaan gacmahooda21. Waxay illoobeen Allaah, markaas buu Isaguna iska illoobay. Munaafiqiintu hubaal waa iyaga kuwa caasiyaasha ah