Surah At-Taubah Verse 68 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَعَدَ ٱللَّهُ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ وَٱلۡمُنَٰفِقَٰتِ وَٱلۡكُفَّارَ نَارَ جَهَنَّمَ خَٰلِدِينَ فِيهَاۚ هِيَ حَسۡبُهُمۡۚ وَلَعَنَهُمُ ٱللَّهُۖ وَلَهُمۡ عَذَابٞ مُّقِيمٞ
Allaah wuxuu u ballan qaaday munaafiqiinta iyo munaafiqooyinka iyo gaaladaba dabka Naarta ah aan dameyn iyagoo ku dhex waaraya, iyada baa ku filan. Oo Allaah wuu nacladay, oo waxay mudan doonaan cadaab ma guuraan ah