Surah At-Taubah Verse 74 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahيَحۡلِفُونَ بِٱللَّهِ مَا قَالُواْ وَلَقَدۡ قَالُواْ كَلِمَةَ ٱلۡكُفۡرِ وَكَفَرُواْ بَعۡدَ إِسۡلَٰمِهِمۡ وَهَمُّواْ بِمَا لَمۡ يَنَالُواْۚ وَمَا نَقَمُوٓاْ إِلَّآ أَنۡ أَغۡنَىٰهُمُ ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥ مِن فَضۡلِهِۦۚ فَإِن يَتُوبُواْ يَكُ خَيۡرٗا لَّهُمۡۖ وَإِن يَتَوَلَّوۡاْ يُعَذِّبۡهُمُ ٱللَّهُ عَذَابًا أَلِيمٗا فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِۚ وَمَا لَهُمۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ مِن وَلِيّٖ وَلَا نَصِيرٖ
Waxay ku dhaartaan Allaah inaanay odhan (wax xun), waxayse xaqiiq yidhaahdeen erey gaalnimo ah, oo waxay gaaloobeen kaddib markay islaameen, oo waxay goosteen wax ay gaari kari waayeen24, oo kama ayan helin gef waxaan ahayn inay hodan ka noqdeen Fadliga Ilaahay iyo Rasuulkiisa. Oo hadday soo laabtaan iyagay u roon tahay, haddiise ay jeesadaan, Allaah wuxuu cadaabi doonaa cadaab xanuun badan adduunyadan iyo Aakhiradaba. Oo kuma leh dhulka gacal iyo gargaare midna