۞وَمِنۡهُم مَّنۡ عَٰهَدَ ٱللَّهَ لَئِنۡ ءَاتَىٰنَا مِن فَضۡلِهِۦ لَنَصَّدَّقَنَّ وَلَنَكُونَنَّ مِنَ ٱلصَّـٰلِحِينَ
Oo waxaa ka mid ah kuwo axdi la galay Ilaahay25: Hadduu wax naga siiyo Deeqdiisa, waxaan hubaal bixin doonnaa Sadaqooyin, oo waxaan hubaal ka mid ahaan doonnaa kuwa wanaagsan
Author: Abdullah Hasan Jacob