Surah At-Taubah Verse 80 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahٱسۡتَغۡفِرۡ لَهُمۡ أَوۡ لَا تَسۡتَغۡفِرۡ لَهُمۡ إِن تَسۡتَغۡفِرۡ لَهُمۡ سَبۡعِينَ مَرَّةٗ فَلَن يَغۡفِرَ ٱللَّهُ لَهُمۡۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ كَفَرُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۗ وَٱللَّهُ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡفَٰسِقِينَ
U dalab dambi dhaaf iyaga ama ha u dalbin dambi dhaaf, xitaa haddaad u dambi dhaaf dalabto toddobaatan jeer, Allaah uma dambi dhaafi doono, arrinkani waxaa ugu wacan waxay rumeyn diideen Allaah iyo Rasuulkiisa. Oo Allaah ma hanuuniyo dadkaa caasiyaasha ah