Surah At-Taubah Verse 81 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahفَرِحَ ٱلۡمُخَلَّفُونَ بِمَقۡعَدِهِمۡ خِلَٰفَ رَسُولِ ٱللَّهِ وَكَرِهُوٓاْ أَن يُجَٰهِدُواْ بِأَمۡوَٰلِهِمۡ وَأَنفُسِهِمۡ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ وَقَالُواْ لَا تَنفِرُواْ فِي ٱلۡحَرِّۗ قُلۡ نَارُ جَهَنَّمَ أَشَدُّ حَرّٗاۚ لَّوۡ كَانُواْ يَفۡقَهُونَ
Kuwii dib u haray waxay ku farxeen fadhigooda ay kaga hareen Rasuulkii Ilaahay; oo waxay naceen inay kula jihaad galaan maalkooda iyo Nafahooda Jidka Ilaahay, oo yidhaahdeen: Ha gurmad bixina kulaylaha. Dheh: Dabka Naarta ayaa ka kuleyl daran, haddii in uun ay garowsan lahaayeen