Surah At-Taubah Verse 83 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahفَإِن رَّجَعَكَ ٱللَّهُ إِلَىٰ طَآئِفَةٖ مِّنۡهُمۡ فَٱسۡتَـٔۡذَنُوكَ لِلۡخُرُوجِ فَقُل لَّن تَخۡرُجُواْ مَعِيَ أَبَدٗا وَلَن تُقَٰتِلُواْ مَعِيَ عَدُوًّاۖ إِنَّكُمۡ رَضِيتُم بِٱلۡقُعُودِ أَوَّلَ مَرَّةٖ فَٱقۡعُدُواْ مَعَ ٱلۡخَٰلِفِينَ
Ee hadduu kuu soo celiyo Allaah qaar iyaga ka mid ah, oo markaa ay kaa idan qaataan inay kula baxaan, dheh: marnaba waligay ilama bixi doontaan, iilamana dagaal geli doontaan cadow; hubaal waxaad raalli ku noqoteen inaad fadhiisataan markii horeba, ee la fadhiya (hadda) inta dib u hadhay