Surah At-Taubah Verse 84 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَلَا تُصَلِّ عَلَىٰٓ أَحَدٖ مِّنۡهُم مَّاتَ أَبَدٗا وَلَا تَقُمۡ عَلَىٰ قَبۡرِهِۦٓۖ إِنَّهُمۡ كَفَرُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَمَاتُواْ وَهُمۡ فَٰسِقُونَ
Oo ha ku tukan (salaad janaazo) weligaa mid ka mid ah oo dhinta, oo ha is dul taagin qabrigiisa. Waxay hubaal iyagu rumeyn diideen Allaah iyo Rasuulkiisa, oo waxay dhinteen iyagoo caasiyaal ah