Surah At-Taubah Verse 94 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahيَعۡتَذِرُونَ إِلَيۡكُمۡ إِذَا رَجَعۡتُمۡ إِلَيۡهِمۡۚ قُل لَّا تَعۡتَذِرُواْ لَن نُّؤۡمِنَ لَكُمۡ قَدۡ نَبَّأَنَا ٱللَّهُ مِنۡ أَخۡبَارِكُمۡۚ وَسَيَرَى ٱللَّهُ عَمَلَكُمۡ وَرَسُولُهُۥ ثُمَّ تُرَدُّونَ إِلَىٰ عَٰلِمِ ٱلۡغَيۡبِ وَٱلشَّهَٰدَةِ فَيُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ
Way idiin cudur daaran doonaaan markaad u laabataan. Dheh: Ha cudurdaaranina, marnaba idinma rumaysan doonno. Xaqiiq Allaah baa noo sheegay arrimo ku saabsan xaalkiinna. Oo haatan Allaah iyo Rasuulkiisu way arki doonaan camalladiinna. Markaas waxaa dib la idiinku soo celin doonaa Xagga (Allaah) Ogsoonaha waxa aan muuqan iyo waxa muuqdaba, markaas buu idiin sheegi doonaa waxaad fasheen