Surah At-Taubah Verse 95 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahسَيَحۡلِفُونَ بِٱللَّهِ لَكُمۡ إِذَا ٱنقَلَبۡتُمۡ إِلَيۡهِمۡ لِتُعۡرِضُواْ عَنۡهُمۡۖ فَأَعۡرِضُواْ عَنۡهُمۡۖ إِنَّهُمۡ رِجۡسٞۖ وَمَأۡوَىٰهُمۡ جَهَنَّمُ جَزَآءَۢ بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ
Waxay idiinku dhaaran doonaan Allaah markaad u laabataan si aad uga jeesataan. Ee isaga jeesta; hubaal waa qurun, oo hoygoodu waa Naar, _abaal marin waxay kasbadeen darteed