Surah At-Taubah Verse 97 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahٱلۡأَعۡرَابُ أَشَدُّ كُفۡرٗا وَنِفَاقٗا وَأَجۡدَرُ أَلَّا يَعۡلَمُواْ حُدُودَ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ عَلَىٰ رَسُولِهِۦۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Kuwa saxrahaa jira ayaa ugu gaalnimo iyo munaafaqnimo daran, oo u dhowdahay in aanay aqoon soohidmaha waxa uu Allaah u soo waxyooday Rasuulkiisa; Oo Allaah waa walba Ogsoone, Xakiim ah