Surah At-Taubah Verse 98 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَمِنَ ٱلۡأَعۡرَابِ مَن يَتَّخِذُ مَا يُنفِقُ مَغۡرَمٗا وَيَتَرَبَّصُ بِكُمُ ٱلدَّوَآئِرَۚ عَلَيۡهِمۡ دَآئِرَةُ ٱلسَّوۡءِۗ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٞ
Oo kuwa saxraha jira waxaa ka mid ah kuwo u qaata waxa ay bixiyaan inuu yahay ganaax, oo idinla suga belaayo (idinku dhacda), dushooda (bay ahaan doontaa) belaayada wareegta. Oo Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon