Surah At-Taubah Verse 99 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَمِنَ ٱلۡأَعۡرَابِ مَن يُؤۡمِنُ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ وَيَتَّخِذُ مَا يُنفِقُ قُرُبَٰتٍ عِندَ ٱللَّهِ وَصَلَوَٰتِ ٱلرَّسُولِۚ أَلَآ إِنَّهَا قُرۡبَةٞ لَّهُمۡۚ سَيُدۡخِلُهُمُ ٱللَّهُ فِي رَحۡمَتِهِۦٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٞ
Oo kuwa saxrahaa jira waxaa ka mid ah kuwo rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa, oo ka yeesha waxa ay bixiyaan (habab ay ku mutaan) u dhowaansho Allaah iyo ducooyinka Rasuulka. Hubaal waxay u ahaan doontaa dhowaansho. Allaah wuxuu galin doonaa Naxariistiisa. Hubaal Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan