Surah Al-Lail - Somali Translation by Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰ
Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo
Surah Al-Lail, Verse 1
وَٱلنَّهَارِ إِذَا تَجَلَّىٰ
Iyo markay Maalintu Muuqato (ifto)
Surah Al-Lail, Verse 2
وَمَا خَلَقَ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰٓ
Iyo Abuuridda Dadka Lab iyo dhaddigba
Surah Al-Lail, Verse 3
إِنَّ سَعۡيَكُمۡ لَشَتَّىٰ
In Camalkiinnu (dadow) kala duwanyahay
Surah Al-Lail, Verse 4
فَأَمَّا مَنۡ أَعۡطَىٰ وَٱتَّقَىٰ
Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada
Surah Al-Lail, Verse 5
وَصَدَّقَ بِٱلۡحُسۡنَىٰ
Rumeeyana tii wanaaga badnayd
Surah Al-Lail, Verse 6
فَسَنُيَسِّرُهُۥ لِلۡيُسۡرَىٰ
Waxaan u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican)
Surah Al-Lail, Verse 7
وَأَمَّا مَنۢ بَخِلَ وَٱسۡتَغۡنَىٰ
Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya»
Surah Al-Lail, Verse 8
وَكَذَّبَ بِٱلۡحُسۡنَىٰ
Beeniyana Tii wanaaga badnayd
Surah Al-Lail, Verse 9
فَسَنُيَسِّرُهُۥ لِلۡعُسۡرَىٰ
Waxaan u fududaynaa Jidka xun
Surah Al-Lail, Verse 10
وَمَا يُغۡنِي عَنۡهُ مَالُهُۥٓ إِذَا تَرَدَّىٰٓ
Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo
Surah Al-Lail, Verse 11
إِنَّ عَلَيۡنَا لَلۡهُدَىٰ
Annagaa wax hanuuninna
Surah Al-Lail, Verse 12
وَإِنَّ لَنَا لَلۡأٓخِرَةَ وَٱلۡأُولَىٰ
Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh
Surah Al-Lail, Verse 13
فَأَنذَرۡتُكُمۡ نَارٗا تَلَظَّىٰ
Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran
Surah Al-Lail, Verse 14
لَا يَصۡلَىٰهَآ إِلَّا ٱلۡأَشۡقَى
Oosan galaynin Ruux xun mooyeen
Surah Al-Lail, Verse 15
ٱلَّذِي كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ
Oo xaqa beeniyay jeedsadayna
Surah Al-Lail, Verse 16
وَسَيُجَنَّبُهَا ٱلۡأَتۡقَى
Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada
Surah Al-Lail, Verse 17
ٱلَّذِي يُؤۡتِي مَالَهُۥ يَتَزَكَّىٰ
Ee bixiya Xoolihiisa si uu u daahirnoqdo
Surah Al-Lail, Verse 18
وَمَا لِأَحَدٍ عِندَهُۥ مِن نِّعۡمَةٖ تُجۡزَىٰٓ
Ruux wax ugu nicmeeyayna oo abaalmarinna ma uusanjirin
Surah Al-Lail, Verse 19
إِلَّا ٱبۡتِغَآءَ وَجۡهِ رَبِّهِ ٱلۡأَعۡلَىٰ
Ee Wuxuu u bixin dar Eebaha sareeya
Surah Al-Lail, Verse 20
وَلَسَوۡفَ يَرۡضَىٰ
Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi
Surah Al-Lail, Verse 21