Surah Ar-Rad Verse 18 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radلِلَّذِينَ ٱسۡتَجَابُواْ لِرَبِّهِمُ ٱلۡحُسۡنَىٰۚ وَٱلَّذِينَ لَمۡ يَسۡتَجِيبُواْ لَهُۥ لَوۡ أَنَّ لَهُم مَّا فِي ٱلۡأَرۡضِ جَمِيعٗا وَمِثۡلَهُۥ مَعَهُۥ لَٱفۡتَدَوۡاْ بِهِۦٓۚ أُوْلَـٰٓئِكَ لَهُمۡ سُوٓءُ ٱلۡحِسَابِ وَمَأۡوَىٰهُمۡ جَهَنَّمُۖ وَبِئۡسَ ٱلۡمِهَادُ
Abaal gudka kuwa ajiiba Baaqa Rabbigood waa Wanaag. Ma kuwase aan ajiibin haddii ay lahaan lahaayeen waxa yaal dhulka oo dhan oo ay wehliso wax la mid ah waxay xaqiiq u bixin lahaayeen madax furasho. (Ma) kuwaasi, xisaab daran buu ahaan doonaa mudankooda, oo hoygoodu waa Naar; oo xumaa gogol ahaan