Surah Ar-Rad Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radٱللَّهُ ٱلَّذِي رَفَعَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ بِغَيۡرِ عَمَدٖ تَرَوۡنَهَاۖ ثُمَّ ٱسۡتَوَىٰ عَلَى ٱلۡعَرۡشِۖ وَسَخَّرَ ٱلشَّمۡسَ وَٱلۡقَمَرَۖ كُلّٞ يَجۡرِي لِأَجَلٖ مُّسَمّٗىۚ يُدَبِّرُ ٱلۡأَمۡرَ يُفَصِّلُ ٱلۡأٓيَٰتِ لَعَلَّكُم بِلِقَآءِ رَبِّكُمۡ تُوقِنُونَ
Allaah waa Kan kor u qaaday samooyinka tiirar la’aan aad aragtaan, markaas dul ahaaday Carshiga oo Wuxuu (idiin) layliyey qorraxda iyo dayaxa; mid walbaa ku socdo (marriinkiisa) ilaa waqti go’an, Wuxuu isku dubbiradaa arrimaha, isagoo ka yeelaya caddaan calaamdaha si aad u yaqiinsataan la kulanka Rabbigiin