Surah Ar-Rad Verse 3 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَهُوَ ٱلَّذِي مَدَّ ٱلۡأَرۡضَ وَجَعَلَ فِيهَا رَوَٰسِيَ وَأَنۡهَٰرٗاۖ وَمِن كُلِّ ٱلثَّمَرَٰتِ جَعَلَ فِيهَا زَوۡجَيۡنِ ٱثۡنَيۡنِۖ يُغۡشِي ٱلَّيۡلَ ٱلنَّهَارَۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَٰتٖ لِّقَوۡمٖ يَتَفَكَّرُونَ
Oo Waa Isaga Kan fidiyey arlada oo dhigay dhexdiisa buuro sugan iyo wabiyo, oo miro kasta ka dhigay dhexdiisa labo nooc, wuxuu ku daboolaa habeenka maaalinta. hubaal, waxaa arrinkani ugu sugan xaqiiq calaamooyin qolo fekerta