Surah Ar-Rad Verse 4 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَفِي ٱلۡأَرۡضِ قِطَعٞ مُّتَجَٰوِرَٰتٞ وَجَنَّـٰتٞ مِّنۡ أَعۡنَٰبٖ وَزَرۡعٞ وَنَخِيلٞ صِنۡوَانٞ وَغَيۡرُ صِنۡوَانٖ يُسۡقَىٰ بِمَآءٖ وَٰحِدٖ وَنُفَضِّلُ بَعۡضَهَا عَلَىٰ بَعۡضٖ فِي ٱلۡأُكُلِۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَٰتٖ لِّقَوۡمٖ يَعۡقِلُونَ
Oo waxaa dhulka ku yaal goobo isbar bar ah iyo beero canab ah iyo galley iyo geedo timir hal jirid leh urursan iyo kuwo (kale) oo leh jirrdiyo kala tagsan2, waxaa laga waraabshaa biyo isku mid ah, oo waxaan kaga sare marinnaa qaarkoodba qaar kale cunidda. hubaal waxaa arrinkani ugu sugan xaqiiq calaamooyin qolo wax fahanta