Surah Ar-Rad Verse 5 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Rad۞وَإِن تَعۡجَبۡ فَعَجَبٞ قَوۡلُهُمۡ أَءِذَا كُنَّا تُرَٰبًا أَءِنَّا لَفِي خَلۡقٖ جَدِيدٍۗ أُوْلَـٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِرَبِّهِمۡۖ وَأُوْلَـٰٓئِكَ ٱلۡأَغۡلَٰلُ فِيٓ أَعۡنَاقِهِمۡۖ وَأُوْلَـٰٓئِكَ أَصۡحَٰبُ ٱلنَّارِۖ هُمۡ فِيهَا خَٰلِدُونَ
Oo haddii aad adigu la cajabeyso3, waxaa haddaba cajab ah weedhooda: m Ma markaan carro noqonno, ma waxaan markaa xaqiiq ahaan doonaa abuur cusub? Kuwan weeye kuwa aan rumeysneyn Rabbigood, oo kuwan waxaa ah silsilado luqmahooda korkood4, oo waa iyaga ehlu Naarka, iyagoo ku dhex waari doona