Surah Ar-Rad Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَيَسۡتَعۡجِلُونَكَ بِٱلسَّيِّئَةِ قَبۡلَ ٱلۡحَسَنَةِ وَقَدۡ خَلَتۡ مِن قَبۡلِهِمُ ٱلۡمَثُلَٰتُۗ وَإِنَّ رَبَّكَ لَذُو مَغۡفِرَةٖ لِّلنَّاسِ عَلَىٰ ظُلۡمِهِمۡۖ وَإِنَّ رَبَّكَ لَشَدِيدُ ٱلۡعِقَابِ
Oo waxay ku weydiistaan inaad u soo dedejiso xumaanta5 ka hor samaanta, oo runtii waxaa tagay tusaalooyin (ciqaabeed) hortood. Oo hubaal Rabbigaa xaqiiq waa u dambi dhaaf badan yahay dadka iyagoo gardarro ku sugan. Oo hubaal Rabbigaa xaqiiq ciqaabtiisu aad bay u Daran tahay