Surah Ar-Rad Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَٱلَّذِينَ يَنقُضُونَ عَهۡدَ ٱللَّهِ مِنۢ بَعۡدِ مِيثَٰقِهِۦ وَيَقۡطَعُونَ مَآ أَمَرَ ٱللَّهُ بِهِۦٓ أَن يُوصَلَ وَيُفۡسِدُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ أُوْلَـٰٓئِكَ لَهُمُ ٱللَّعۡنَةُ وَلَهُمۡ سُوٓءُ ٱلدَّارِ
Ma kuwase jebiya axdiga Ilaahay, kaddib adkayntiisa, oo gooya waxa uu Allaah amray in la xidhiidhiyo, oo ku sameeya fasahaad arlada, (ma) kuwaas, dushooda waxaa ahaan doonto Nacalad oo waxay mudan doonaan daarta aad u xun