Surah Ar-Rad Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radٱللَّهُ يَبۡسُطُ ٱلرِّزۡقَ لِمَن يَشَآءُ وَيَقۡدِرُۚ وَفَرِحُواْ بِٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَا وَمَا ٱلۡحَيَوٰةُ ٱلدُّنۡيَا فِي ٱلۡأٓخِرَةِ إِلَّا مَتَٰعٞ
Allaah wuxuu u fidiyaa risiqa midka uu doono oo ku cidhiidhiyaa (kan uu doono), oo waxay ku farxaan nolosha adduunkan, oo ma aha nolosha adduunka marka loo eego Aakhirada waxaan ahayn raaxo muddo gaaban ah oo dhammaaneysa