Surah Ar-Rad Verse 27 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَيَقُولُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَوۡلَآ أُنزِلَ عَلَيۡهِ ءَايَةٞ مِّن رَّبِّهِۦۚ قُلۡ إِنَّ ٱللَّهَ يُضِلُّ مَن يَشَآءُ وَيَهۡدِيٓ إِلَيۡهِ مَنۡ أَنَابَ
Oo kuwa xaqa diida waxay yidhaahdaan: Maxaa calaamo looga soo dejin waayey xagga Rabbigii ka timid? Dheh: hubaal Allaah wuxuu habaabiyaa midka uu doono oo u soo hanuuniyaa Xaggiisa kuwa u soo laabta (Isaga)