Surah Ar-Rad Verse 37 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَكَذَٰلِكَ أَنزَلۡنَٰهُ حُكۡمًا عَرَبِيّٗاۚ وَلَئِنِ ٱتَّبَعۡتَ أَهۡوَآءَهُم بَعۡدَ مَا جَآءَكَ مِنَ ٱلۡعِلۡمِ مَا لَكَ مِنَ ٱللَّهِ مِن وَلِيّٖ وَلَا وَاقٖ
Oo sidaas baan u soo dejinnay Xukun lagu kala baxo oo af Carabi ah. Oo haddii aad raacdo rabitaannadooda liita kaddib waxa kuu yimid oo cilmi ah, kama heli doontid xagga Allaah xigaalo kuu gargaarta iyo ilaaliye ku dhowra midna