Surah Ar-Rad Verse 38 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَلَقَدۡ أَرۡسَلۡنَا رُسُلٗا مِّن قَبۡلِكَ وَجَعَلۡنَا لَهُمۡ أَزۡوَٰجٗا وَذُرِّيَّةٗۚ وَمَا كَانَ لِرَسُولٍ أَن يَأۡتِيَ بِـَٔايَةٍ إِلَّا بِإِذۡنِ ٱللَّهِۗ لِكُلِّ أَجَلٖ كِتَابٞ
Oo run ahaan Waxaan soo dirnay Rusul hortaa oo waxaanu siinnay afooyin iyo ubadba19. Oo uma laha Rasuul (awood) inuu iski ula yimaado Mucjiso, Allaah oo idma ma ahee. Ajal walba wuxuu leeyahay muddo Ilaahay u gooyo oo qoran