Surah Ar-Rad Verse 40 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَإِن مَّا نُرِيَنَّكَ بَعۡضَ ٱلَّذِي نَعِدُهُمۡ أَوۡ نَتَوَفَّيَنَّكَ فَإِنَّمَا عَلَيۡكَ ٱلۡبَلَٰغُ وَعَلَيۡنَا ٱلۡحِسَابُ
Oo haddii aan ku tusno qaar ka mid ah waxa aan ugu goodinno ama aan ku oofsanno, waxaa uun adiga korkaaga ah Gaarsiinta (Risaalada), halka ay Annaga na saaran tahay xisaabintoodu