Surah Ar-Rad Verse 41 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radأَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّا نَأۡتِي ٱلۡأَرۡضَ نَنقُصُهَا مِنۡ أَطۡرَافِهَاۚ وَٱللَّهُ يَحۡكُمُ لَا مُعَقِّبَ لِحُكۡمِهِۦۚ وَهُوَ سَرِيعُ ٱلۡحِسَابِ
Ma waysan arkayn inaan ku keenno21 baabba’a arlada innagoo ka dhimeyna darfaheeda? Oo Allaah baa xukun gooya ma jiro wax burin kara Xukunkiisa, oo wuu ku Dhaqso badan yahay Xisaabinta