Surah Ar-Rad Verse 42 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَقَدۡ مَكَرَ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ فَلِلَّهِ ٱلۡمَكۡرُ جَمِيعٗاۖ يَعۡلَمُ مَا تَكۡسِبُ كُلُّ نَفۡسٖۗ وَسَيَعۡلَمُ ٱلۡكُفَّـٰرُ لِمَنۡ عُقۡبَى ٱلدَّارِ
Oo kuwii ka horreeyey iyaga baa runtii tabab degay, waxaase (tab) oo dhan iska leh Allaah. Wuxuu ogsoon yahay waxa ay naf waliba kasbato, oo gaaladu way ogaan doonaan cidda yeelan doonta Cidhibta Wanaagsan ee Daarta (Nabadda ah)