Surah Ar-Rad Verse 43 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Radوَيَقُولُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَسۡتَ مُرۡسَلٗاۚ قُلۡ كَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدَۢا بَيۡنِي وَبَيۡنَكُمۡ وَمَنۡ عِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلۡكِتَٰبِ
Oo waxay kuwa xaqa diida yidhaahdaan: Adigu ma tihid Rasuul. Dheh: Allaah baa ku filan marag uu ahaado dhexdeenna aniga iyo idinka, iyo ku kastoo u leh cilmi Kitaabka