Surah An-Nahl Verse 115 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlإِنَّمَا حَرَّمَ عَلَيۡكُمُ ٱلۡمَيۡتَةَ وَٱلدَّمَ وَلَحۡمَ ٱلۡخِنزِيرِ وَمَآ أُهِلَّ لِغَيۡرِ ٱللَّهِ بِهِۦۖ فَمَنِ ٱضۡطُرَّ غَيۡرَ بَاغٖ وَلَا عَادٖ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٞ
Wuxuu uun sideedaba idinka xaaraameeyey waxa iskood u dhinta iyo dhiig iyo hilib doofaar iyo waxa magac kale aan aheyn kan Allaah lagu xusay. Mid kastoo se ay dani ku qabato isagoo aan caasooyobid u dan laheyn, oo xad gudbeyn, markaa hubaal, Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan