Surah An-Nahl Verse 116 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nahlوَلَا تَقُولُواْ لِمَا تَصِفُ أَلۡسِنَتُكُمُ ٱلۡكَذِبَ هَٰذَا حَلَٰلٞ وَهَٰذَا حَرَامٞ لِّتَفۡتَرُواْ عَلَى ٱللَّهِ ٱلۡكَذِبَۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَفۡتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلۡكَذِبَ لَا يُفۡلِحُونَ
Oo waxa ay carrabyadiinnu tilmaamayaan, ha sheegina beenta (idinkoo leh): Kani waa xalaal kanna waa xaaraan, si aad ugu been abuurataan Allaah. hubaal kuwa ku been abuurta Allaah ma liibaani doonaan