Surah Taha Verse 131 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَلَا تَمُدَّنَّ عَيۡنَيۡكَ إِلَىٰ مَا مَتَّعۡنَا بِهِۦٓ أَزۡوَٰجٗا مِّنۡهُمۡ زَهۡرَةَ ٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَا لِنَفۡتِنَهُمۡ فِيهِۚ وَرِزۡقُ رَبِّكَ خَيۡرٞ وَأَبۡقَىٰ
Oo ha u taagin indhahaaga waxa aan ugu raaxaynay lammaano kala duwan oo iyaga ka mid ah, (wax kale maahee) waa quruxda nolosha adduunka ah si aan ugu imtixaanno, oo risiqa Rabbigaa baa ka khayr badan oo ka daa’in san