Surah Taha Verse 132 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaوَأۡمُرۡ أَهۡلَكَ بِٱلصَّلَوٰةِ وَٱصۡطَبِرۡ عَلَيۡهَاۖ لَا نَسۡـَٔلُكَ رِزۡقٗاۖ نَّحۡنُ نَرۡزُقُكَۗ وَٱلۡعَٰقِبَةُ لِلتَّقۡوَىٰ
Oo ku amar salaadda ehelkaaga (iyo dadkaba), oo ku samir yeelo gudashada (salaadaha) kuma weydiisaneyno risiq; Annaga baa ku irsaaqeyna. Oo Cidhibta wanaagsan (Jannada) waxaa leh kuwa iska jira (xumaha)