Surah Taha Verse 80 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaيَٰبَنِيٓ إِسۡرَـٰٓءِيلَ قَدۡ أَنجَيۡنَٰكُم مِّنۡ عَدُوِّكُمۡ وَوَٰعَدۡنَٰكُمۡ جَانِبَ ٱلطُّورِ ٱلۡأَيۡمَنَ وَنَزَّلۡنَا عَلَيۡكُمُ ٱلۡمَنَّ وَٱلسَّلۡوَىٰ
Ilmahii Israa’iilow! Waxaan idinka samata bixinnay cadowgiinnii, oo waxaan idinkula gallay ballan dhinaca midig ee Buurta, oo Waxaan idiin soo dejinnay Manna (macaan_malab)_iyo Salwaa (shim- bir hilib wanaagsan)