Surah Taha Verse 81 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Tahaكُلُواْ مِن طَيِّبَٰتِ مَا رَزَقۡنَٰكُمۡ وَلَا تَطۡغَوۡاْ فِيهِ فَيَحِلَّ عَلَيۡكُمۡ غَضَبِيۖ وَمَن يَحۡلِلۡ عَلَيۡهِ غَضَبِي فَقَدۡ هَوَىٰ
(Annagoo leh) cuna wax ka mid ah waxyaalaha wanaagsan (ee xalaasha ah) oo aan idinku irsaaqnay, oo ha ku xadugudbina (dhulka ) dhexdiis (ama ha ku gardarroonina dadka kale), yeysan idinku dhicin Cadhadayduye. Oo kii ay ku dhacdo cadhadaydu hubaal waa uu halaagsamay