Surah Al-Ankaboot Verse 24 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootفَمَا كَانَ جَوَابَ قَوۡمِهِۦٓ إِلَّآ أَن قَالُواْ ٱقۡتُلُوهُ أَوۡ حَرِّقُوهُ فَأَنجَىٰهُ ٱللَّهُ مِنَ ٱلنَّارِۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَأٓيَٰتٖ لِّقَوۡمٖ يُؤۡمِنُونَ
Marka ma ahayn jawaabtii dadkiisii waxaan aheyn inay yidhaahdeen: Dila isaga ama guba. Markaas buu Allaah ka bad- baadiyey dabkii. Hubaal, arrinkani waxaa ugu sugan calaamooyin dad rumaysan