Surah Al-Ankaboot Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَقَالَ إِنَّمَا ٱتَّخَذۡتُم مِّن دُونِ ٱللَّهِ أَوۡثَٰنٗا مَّوَدَّةَ بَيۡنِكُمۡ فِي ٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَاۖ ثُمَّ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ يَكۡفُرُ بَعۡضُكُم بِبَعۡضٖ وَيَلۡعَنُ بَعۡضُكُم بَعۡضٗا وَمَأۡوَىٰكُمُ ٱلنَّارُ وَمَا لَكُم مِّن نَّـٰصِرِينَ
Oo (Ibraahiim) wuxu yidhi: Waxaad u samaysateen (caabudid darteed) sanammo Allaah sokadi, jaceylka dhexdiinna ah waa oo keliya inta nolosha adduunkan ah, Maalinta Qiyaamahase, wuxuu qaarkiinba dhaleeceyn qaarka kale, oo qaarkiin wuxuu lacnadi qaarka kale, oo hoygiinnu waa Naarta, oo ma lahaan doontaan wax idiin soo gargaara