Surah Al-Ankaboot Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَلَمَّا جَآءَتۡ رُسُلُنَآ إِبۡرَٰهِيمَ بِٱلۡبُشۡرَىٰ قَالُوٓاْ إِنَّا مُهۡلِكُوٓاْ أَهۡلِ هَٰذِهِ ٱلۡقَرۡيَةِۖ إِنَّ أَهۡلَهَا كَانُواْ ظَٰلِمِينَ
Oo markay Rusushayadii (malaa’igta ahayd) ula yimaadeen Ibraahiim bishaarada8 waxay yidhaahdeen: hubaal waxaan innagu halaagaynaa dadka magaaladan (Sodom), waayo dadkeedu waa gar ma qaatayaal