Surah Al-Ankaboot Verse 32 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootقَالَ إِنَّ فِيهَا لُوطٗاۚ قَالُواْ نَحۡنُ أَعۡلَمُ بِمَن فِيهَاۖ لَنُنَجِّيَنَّهُۥ وَأَهۡلَهُۥٓ إِلَّا ٱمۡرَأَتَهُۥ كَانَتۡ مِنَ ٱلۡغَٰبِرِينَ
(Ibraahiim) wuxuu yidhi: Xaqiiq waxaa ku nool Luud. Waxay yidhaahdeen: Innaga baa kaa ogsoon cidda dhexdeeda ah, hubaal waanu badbaadin doonnaa isaga (Luud) iyo ehelkiisaba,_marka laga reebo marwadiisa, waxay ahaan doontaa mid ku harta gadaal