Surah Al-Ankaboot Verse 33 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَلَمَّآ أَن جَآءَتۡ رُسُلُنَا لُوطٗا سِيٓءَ بِهِمۡ وَضَاقَ بِهِمۡ ذَرۡعٗاۖ وَقَالُواْ لَا تَخَفۡ وَلَا تَحۡزَنۡ إِنَّا مُنَجُّوكَ وَأَهۡلَكَ إِلَّا ٱمۡرَأَتَكَ كَانَتۡ مِنَ ٱلۡغَٰبِرِينَ
Oo markay Rusushayadii u yimaadeen Luud wuu u murugooday10 dartood, oo dareemay awood darro (si uu u difaaco) ; Waxay yidhaahdeen: Ha cabsan oo ha murugoon. Hubaal waanu ku badbaadin adiga iyo ahelkaagaba, marka laga reebo xaaskaaga, waxay ahaan doontaa mid ka mid ah kuwaa ku hari doona gadaal