Surah Al-Ankaboot Verse 45 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootٱتۡلُ مَآ أُوحِيَ إِلَيۡكَ مِنَ ٱلۡكِتَٰبِ وَأَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَۖ إِنَّ ٱلصَّلَوٰةَ تَنۡهَىٰ عَنِ ٱلۡفَحۡشَآءِ وَٱلۡمُنكَرِۗ وَلَذِكۡرُ ٱللَّهِ أَكۡبَرُۗ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ مَا تَصۡنَعُونَ
Akhri (Nabi Muxammadow) waxaa laguu soo waxyooday oo ka mid ah Kitaabka, oo u oog salaadda si wanaagsan. hubaal, salaaddu waxay ka reebtaa (qofka) xumaanta iyo Munkarka, oo xaqiiq xusidda Allaah baa wax waliba ka weyn. Oo Allaah wuu Og yahay waxa aad fashaan