Surah Al-Ankaboot Verse 46 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankaboot۞وَلَا تُجَٰدِلُوٓاْ أَهۡلَ ٱلۡكِتَٰبِ إِلَّا بِٱلَّتِي هِيَ أَحۡسَنُ إِلَّا ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ مِنۡهُمۡۖ وَقُولُوٓاْ ءَامَنَّا بِٱلَّذِيٓ أُنزِلَ إِلَيۡنَا وَأُنزِلَ إِلَيۡكُمۡ وَإِلَٰهُنَا وَإِلَٰهُكُمۡ وَٰحِدٞ وَنَحۡنُ لَهُۥ مُسۡلِمُونَ
Oo ha la doodina ehlu Kitaabka inay tahay maahee taasi sida ugu wanaagsan, marka laga reebo kuwooda ka midka ah ee u dhaqma si caddaalad darro ah, oo dhaha: Waxaanu rumaysannahay waxa nalagu soo dejiyey waxyi ahaanta iyo waxa la idinku soo dejiyey ee waxyi ah; oo Ilaahayaga iyo Ilaahiinnuna waa Mid Keliya, oo innagu Isaga baan u hoggaansannahay