Surah Al-Ankaboot Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَكَذَٰلِكَ أَنزَلۡنَآ إِلَيۡكَ ٱلۡكِتَٰبَۚ فَٱلَّذِينَ ءَاتَيۡنَٰهُمُ ٱلۡكِتَٰبَ يُؤۡمِنُونَ بِهِۦۖ وَمِنۡ هَـٰٓؤُلَآءِ مَن يُؤۡمِنُ بِهِۦۚ وَمَا يَجۡحَدُ بِـَٔايَٰتِنَآ إِلَّا ٱلۡكَٰفِرُونَ
Oo sidaas baan waxaan kugu soo waxyoonnay Kitaabka (Qur’aanka). Marka kuwa aanu siinnay Kitaabka way rumeysan yihiin, oo kuwani waxaa ka mid ah oo jira kuwo rumeysan, oo ma diidaan Aayadahayaga waxaan ahayn gaalada