Surah Al-Ankaboot Verse 52 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootقُلۡ كَفَىٰ بِٱللَّهِ بَيۡنِي وَبَيۡنَكُمۡ شَهِيدٗاۖ يَعۡلَمُ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۗ وَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ بِٱلۡبَٰطِلِ وَكَفَرُواْ بِٱللَّهِ أُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡخَٰسِرُونَ
Dheh: Allaah baa ku filan markhaati ahaan aniga iyo idinka noo dhexeeya. Wuxuu Ogsoon yahay waxa jira samooyinka iyo arlada. kuwase rumeysan waxyaalaha aan jirin ee beenta ah oo rumeysan diida Allaah, waa kuwani uun kuwa iyagu ah hoogayaasha