Surah Al-Ankaboot Verse 53 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَيَسۡتَعۡجِلُونَكَ بِٱلۡعَذَابِ وَلَوۡلَآ أَجَلٞ مُّسَمّٗى لَّجَآءَهُمُ ٱلۡعَذَابُۚ وَلَيَأۡتِيَنَّهُم بَغۡتَةٗ وَهُمۡ لَا يَشۡعُرُونَ
Oo waxay ku warsadaaan inaad soo dedejiso cadaabka, oo haddii aanay lahaan lahayn muddo go'an, wuu u iman lahaa cadaabka. Oo hubaal wuxuu ugu iman doonaa kedo iyagoo aan dareensanayn